Bogga Hore » Kaydka Michael Baker
Michael Baker

Michael Baker waxa uu shahaadada BA (Economics) ka qaatay Jaamacadda Galbeedka Australia. Waa la-taliye madax-bannaan oo dhinaca dhaqaalaha ah iyo suxufi madax-bannaan oo khibrad u leh cilmi-baarista siyaasadda.









